FOOF SCHOOL
Tallaabada 1: Booqo Website-ka XeeroOnline.shop Fur browser-kaaga oo gal: https://xeeroonline.shop
Tallaabada 2: Dooro Course-ka aad rabto Baadh ama raadso course-ka aad xiisaynayso. Guji “Add to Cart” ama “Ku dar Gaadhiga”.
Tallaabada 3: U gudub Checkout-ka Markaad diyaarsato waxyaabaha aad iibsanayso, guji “View Cart” kadibna “Proceed to Checkout”.
Tallaabada 4: Buuxi xogtaada Gali magacaaga, email-kaaga, lambarka taleefanka iyo ciwaanka.
Tallaabada 5: Dooro Habka Lacag-bixinta – Waafi Pay Liiska hababka lacag bixinta ka dooro “Waafi Pay”.
Tallaabada 6: Bixi Lacagta Marka aad doorato Waafi Pay, waxaa lagu tusayaa meel aad galin karto number-ka aad lacagta ka diri doonto. Isticmaal telefoonkaaga gacanta si aad u dirto lacagta.
Tallaabada 7: Xaqiiji Lacag Bixintaada Kadib markaad lacagta dirto, guji “Pay Now” ama “Dhammee Dalabka”. Waad heli doontaa email xaqiijin ah iyo link-ga koorsada.
Haddii aad lacagta dirtay oo aysan iska furmin koorsada, nala soo xiriir WhatsApp: +252905921971
Xasuusnow inaad dirto lacagta adigoo sax u qoraya lambarka.