FOOF SCHOOL

Drop-shipping

By Ahmed Yassir Categories: Ecommerce
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

What Will You Learn?

  • Koorsadan waxaad ka baran doontaa:
  • Fahamka buuxa ee waxa uu yahay dropshipping iyo sida uu u shaqeeyo
  • Sida loo doorto niche sax ah oo faa’iido leh
  • Sida loo helo alaab-qeybiyeyaal la isku halleyn karo
  • Abuuridda dukaan online ah adigoo adeegsanaya Shopify ama platforms kale
  • Dejinta aasaasiga ah sida payment, domain, shipping iyo tax settings
  • Sida loo isticmaalo DSers si otomaatig ah loogu maareeyo dalabka
  • Qorsheynta magaca ganacsiga & samaynta logo xirfad leh

Course Content

Hordhac & Fahamka Dropshipping
Waa maxay Dropshipping? Sida uu u shaqeeyo nidaamka Faa’iidooyinka & caqabadaha dropshipping-ka

  • Lesson 1
    09:48
  • Lesson 2
    09:18
  • Multiple Choice & True/False

Doorashada Niche, Magaca iyo Logada Sax ah
Waa maxay niche? Sida loo doorto niche faa’iido leh Qalabka kaa caawinaya research-ka (Google Trends, Ecomhunt iwm.)

Basic settings
Store Settings

Plan, Domain And Dsers
isku xirka storeka iyo wax yabaha muhiimka ag

Side loo Dhisaa shopify store
qaab dhamaystiran oo loo dhiso shopify store

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet