FOOF SCHOOL
Tag website-ka: https://xeeroonline.shop
Guji “Sign Up” ama “Register” ee ku yaal geeska sare.
Gali xogta:
Magaca
Email
Password
Door “Student” haddii ay jirto doorasho u dhaxeysa Instructor iyo Student.
Guji Register/Submit.
✅ Marka aad isdiiwaangeliso, waxaad si toos ah u heli doontaa account arday, waxaana kuu banaan:
Inaad daawato koorsooyinka bilaashka ah.
Inaad iibsato koorsooyin lacag ah.
Inaad la socoto horumarkaada (progress).
Inaad buuxiso quizzes ama assignments haddii la bixiyay.
Dooro koorsada aad rabto.
Guji “Add to Cart” ama “Enroll Now”.
Geli checkout oo bixi lacagta (tusaale: Waafi Pay).
Marka lacagta la xaqiijiyo, si toos ah ayaad u noqonaysaa arday.
Waxaad heli doontaa koorsadaada tabinta “Dashboard” → “My Courses”.